Young people in a Youth Development - Program classroom taking part in a project that promotes healthy social and academic development of youth, with an emphasis on fostering their aspirations to stay in school and pursue higher education or vocational training

Horumarinta Dhallinyarada - Barnaamijyada/mashruucyada kobciya horumarka bulsho iyo waxbarasho ee caafimaadka leh ee dhalinyarada, iyada oo xoogga la saarayo kobcinta hamigooda ah in ay sii joogaan dugsiga oo ay sii wataan waxbarasho sare ama tababar xirfadeed.